Muxuu Deni kala hadlay saraakiisha taliska ciidamada PMPF? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Talliska Guud ee Ciidamada PMPF oo uu tababaray Imaaraadka. Deni ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee PMPF Cabdirabbi Cabdisamed Maxamed, Agaasime Ku-xigeenka Maxamuud Silaal Cumar, Talliyaha Hawlgelinta G/S Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac iyo Saraakiisha sar-sare ee ciidamada. Masuuliyiinta iyo Saraakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha Puntland uga warbixiyey shaqooyinka … Continue reading Muxuu Deni kala hadlay saraakiisha taliska ciidamada PMPF? (Daawo Sawirro)